Soomaali

Websaidkan wuxuu dhiibayaa warar ku saabsan adeegyada talo-siinta ee ka jira degaanka Southwark, iyagoo loo kala hormariyey adeegyadaas sida soo socota:Deen, Lacag iyo Canshuur, Hoy iyo Hoy-la'aan, Shaqo, Daryeelka cayrta, Hijrada (Immigration), Takoorka, Badeecadaha iyo Adeegyada, Qimaha Shidaalka, Qoyska, Daryeelka Beesha (Community Care), Xadgudubyada ka dhaca gudaha Hoyga, Waxbarashada, Dhibaatooyinka Qofku uu shakhsi ahaan la kulmo, iyo Sharciga Guud(Public Law).

Isku-xirayaasha (links) waxaa lagu tilmaamay dhanka midig ee boggan oo ku tusaya 'online' ka aad ka heli doontaan xogag iyo talooyin kuwii ugu dambeeyey (up-to-date) oo lacag la'aan ah, madax-bannaana, talooyinkaasoo ku saabsanaan kara arrin kasta. Sidoo kale waxaad ka heli kartaan websaadyada aad kala xiriiri kartaan hay'adaha Dawladda Dhexe ee muhimka ah iyo kuwa degaannada.

Wakaaladaha La-talinta ee Southwark (Advice Agencies in Southwark)

Haddii aad 'online'ka ka heli weydid warka aad u baahan tahay, waxaa jira xarumo talo-bixin oo ku siin kara talo,war iyo hoggaamin (guidance) ku saabsan xuquuqda sharciyeed ee aad leedahay, waxaad filan kartid iyo waajibaadka ku saaran intaba. Qaar xarumahan ka mid ah waa xarumo awooddoodu ku eg tahay in ay bixiyaan talooyin guud, lacag la'aan ah, waxaadna talooyinkaas heli kartaa adigoo xarumahaas soo mara, ballan la'aan. Xarumuhu intooda badan waxay talo kugu siin karaan telefon. Qaar kaloo ka mid ah iyagaas waxay ku siin karaan talooyin u baahan daraasad gaar ahoo qoto dheer, waxaadna la xiriiri kartaa xarumahas keliya marka wakaalad kale ay kugu soo wareejiso.

Wakaaladaha qaarkood waxay leeyihiin La-taliye af-soomaali ku hadla; kuwa aan lahayna waxay awoodaan in qof kuu turjuma kuu keenaan. Halkan hoose waxaa ku qoran macluumaad tifaftiran oo ku saabsan qaybaha kala duwan ee "Wakaaladaha Talo-bixinta".

Dhammaan Wakaaladaha La-talinta ee "Shabakadda La-talinta Sharci ee Southwark" (Southwark Legal Advice Network - SLAN) ee halkan hoose ku taxan waa kuwo oofiyey shuruudaha u degsan "CLS Quality Mark", taasoo micnaheedu yahay in ay yihiin kuwo daboolay shuruudaha Heerka-tayeed ee u degsan Guddiga Adeegga Sharciga (Legal Service Commission).

Community Legal Service Quality Mark

Wakaaladaha Bixiya La-talin ku Saabsan Deenta
(Agencies Offering Advice on Debt)

Mashruuca Qaxootiga Soomaaliyeed ee Southwark (Southwark Somali Refugee Project)

Waxay xaruntani siisaa Beesha Soomaalida (Somali Community) la-talin ku saabsan: daryeelka cayrta, deenta, hoyga iyo arrimo kaloo guud. Ballan keliya:Talaadada, 2da gelinka dambe ilaa 4ta gelinka dambe (Bil kasta, labada Talaadoo u dambeysa, haweenka ayay gaar u yihiin). Turjumaan Af-soomaali ku hadla ayaa lagu diyaarinayaa kulammadaas. Waxaad la xiriiri kartaa telefon 020 7358 3274 si aad ballan ula samaysataan Mashruuca Qaxootiga Soomaalida ee Southwark (Somali Refugee Project) oo xaruntiisu tahay: Unit 143, Camberwell Business Centre, Lomond Grove, Falmouth Road, London SE5 7NA.
fiiri maabka (view map)

Xarunta La-talinta ee Blackfriars (Blackfriars Advice Centre)

Waxay dhiibtaa la-talin guud dhanka daryeelka cayrta, deenta, hoyga, istihlaagga (consumer) iyo arrimoo kaloo guud; waxay kaloo talooyin gaar ah kaa siin kartaa daryeelka cayrta, deenta iyo arrimaha hoyga. Xaruntu waxay awooddaa in ay kuu diyaariso qof kuu turjuma. Si aad u samaysatid ballan, weydiiso turjumaan afka soomaaliga marka aad tagtid, adigoon ballan hore samaysan, xarunta oo ku taal cambridge House, 131 Camberwell Road, London SE5 0HF (Isniin - Khamiis: 10ka gelinka hore ilaa 12.00 gelinka dambe), ama raadso qof Ingiriisiga ku hadla si uu ula xiriiro xarunta, ballanna kuugu sameeyo, isagoo adeegsanaya khadka la-talinta ee telefon lambar 020 7358 7035 (Isniin, Talaado, Khamiis: 2da gelinka dambe ilaa 4ta gelinka dambe).
fiiri maabka (view map)

Wakaaladaha Southwark ee talo kaa siin karta Hoyga
(Agencies Offering Advice on Housing)

ISBEDDELLO WEYN LAGU KAALMAYNAYO KIREYSTAYAASHA HOYGA GAARKA AH DHANKA KIRADA

CAAWINAD XAGGA DALBASHADA HOYGA

Rugta Sharciga ee Southwark iyo Xafiiska Latalinta Muwaadiniinta
Southwark waxay wadaan fadhiyo lagu qabanayo goobo degmada ka
tirsan, halkaasoo dad mutadawiciin tababar sarreysa leh ay kaalmo ugu
fidinayaan dadka ka diiwaangashan Degmada Southwark xagga adeegsiga
qaabka loo raadsado guryaha (Homesearh) si ay u helaan hoy ay degaan.
Loma baahna inaad ballan sii samaysatid, soo mar subaxa jimcooyinka mid
ka mid ah meelaha ay ka dhacayaan kulammadeenna (xusuuso inaad
horey u soo qaadatid lambarka Homesearch'kaaga).

Mashruuca Qaxootiga Soomaaliyeed ee Southwark (Southwark Somali Refugee Project)

Waxay xaruntani siisaa Beesha Soomaalida (Somali Community) la-talin ku saabsan: daryeelka cayrta, deenta, hoyga iyo arrimo kaloo guud. Ballan keliya:Talaadada, 2da gelinka dambe ilaa 4ta gelinka dambe (Bil kasta, labada Talaadoo u dambeysa, haweenka ayay gaar u yihiin). Turjumaan Af-soomaali ku hadla ayaa lagu diyaarinayaa kulammadaas. Waxaad la xiriiri kartaa telefon 020 7358 3274 si aad ballan ula samaysataan Mashruuca Qaxootiga Soomaalida ee Southwark (Somali Refugee Project) oo xaruntiisu tahay: Unit 143, Camberwell Business Centre, Lomond Grove, Falmouth Road, London SE5 7NA.
fiiri maabka (view map)

Mashruuca Qaxootiga Southwark (Southwark Refugee Project)

Mashruuca Qaxootiga ee Southwark wuxuu ku siin karaa talo guud iyo macluumaad la xiriira qaxootiga iyo megangelyada oo ay ka mid yihiin helid hoy, shaqo, daryeel cayr, waxbarasho iyo tababar. Mashruucani wuxuu awoodaa inuu kuu diyariyo turjumaan afka soomaaliga. Si aad u samaysatid ballan, tag xarunta rugta “Drop-in Centre” oo ku taal 116-Summer Road, Peckham, London, SE15 6JC (Isniinta iyo Arbacada:10ka gelinka hore ilaa 12ka gelinka dambe iyo 2da gelinka dambe ilaa 4ta gelinka dambe).
fiiri maabka (view map)

Xarunta La-talinta ee Blackfriars (Blackfriars Advice Centre)

Waxay dhiibtaa la-talin guud dhanka daryeelka cayrta, deenta, hoyga, istihlaagga (consumer) iyo arrimoo kaloo guud; waxay kaloo talooyin gaar ah kaa siin kartaa daryeelka cayrta, deenta iyo arrimaha hoyga. Xaruntu waxay awooddaa in ay kuu diyaariso qof kuu turjuma. Si aad u samaysatid ballan, weydiiso turjumaan afka soomaaliga marka aad tagtid, adigoon ballan hore samaysan, xarunta oo ku taal cambridge House, 131 Camberwell Road, London SE5 0HF (Isniin - Khamiis: 10ka gelinka hore ilaa 12.00 gelinka dambe), ama raadso qof Ingiriisiga ku hadla si uu ula xiriiro xarunta, ballanna kuugu sameeyo, isagoo adeegsanaya khadka la-talinta ee telefon lambar 020 7358 7035 (Isniin, Talaado, Khamiis: 2da gelinka dambe ilaa 4ta gelinka dambe).
fiiri maabka (view map)

Wakaaladaha bixiya la-talin xagga Shaqada
(Agencies Offering Advice on Employment)

Wakaaladaha bixiya la-talin xagga Daryeelka Cayrta
(Agencies Offering Advice on Welfare Benefits)

Wakaaladaha bixiya la-talin xagga Hijrada
(Agencies Offering Advice on Immigration)

Mashruuca Qaxootiga Southwark (Southwark Refugee Project)

Mashruuca Qaxootiga ee Southwark wuxuu ku siin karaa talo guud iyo macluumaad la xiriira qaxootiga iyo megangelyada oo ay ka mid yihiin helid hoy, shaqo, daryeel cayr, waxbarasho iyo tababar. Mashruucani wuxuu awoodaa inuu kuu diyariyo turjumaan afka soomaaliga. Si aad u samaysatid ballan, tag xarunta rugta “Drop-in Centre” oo ku taal 116-Summer Road, Peckham, London, SE15 6JC (Isniinta iyo Arbacada:10ka gelinka hore ilaa 12ka gelinka dambe iyo 2da gelinka dambe ilaa 4ta gelinka dambe).
fiiri maabka (view map)

Xafiiska Bermondsey ee la-talinta "Citizens"ka (Bermondsey Citizens Advice Bureau)

La-talin guud dhanka daryeelka cayrta, istihlaagga (consumer), shaqada, hoyga, deenta, caafimaadka, waxbarashada, daryeelka beesha (community care), hijrada iyo arrimaha qoyska. Xafiiskan oo magaciisa lagu soo gaabiyo (CAB) wuxuu kuu sugi karaa inaad heshid qofka af-soomaaliga kuugu tarjuma. Si aad u qorsheysatid ballan in laguu qabto, weydiiso qof kuu turjuma markaad tagtid, ballan la'aan, xafiiska "drop-in service" oo ku yaal 8-Market Place, Southwark Park Road, London SE16 3UQ (Talaado iyo Khamiis, 10ka gelinka hore ilaa 13ka duhurnimo), ama raadso qof Ingiriiska ku hadla oo la xiriiro xafiiska isagoo adeegsanaya khadka la-talinta, telefon 0844 499 4134 (Isniin 13:30 - 15:30; Talaado 16:30 - 18:30; Arbaco 13:30 - 15:30; Khamiis 11:00 - 13:00).
fiiri maabka (view map)

Xafiiska Peckham ee La-talinta "Citizens"ka (Peckham Citizens Advice Bureau)

Wuxuu dhiibaa talooyin guud ku saabsan daryeelka cayrta, istihlaagga (consumer), shaqada, deenta, caafimaadka, waxbarashada, daryeelka beesha (Community Care), hijrada iyo arrimaha qoyska. Xafiisku wuxuu kuu sugi karaa turjumaan afka-soomaaliga. Si aad u qorsheysatid ballan, weydiiso in laguu diyaariyo turjumaan marka aad tagtid, adigoon ballan hore sii samaysan, Xafiiska la yiraaho "Drop-in Service" oo ku yaal 97- Peckham High Street, London SE15 5RS (Isniin, Arbaco iyo Jimce: 10ka gelinka hore ilaa 13ka duhurnimo), ama raadso qof Ingiriiska ku hadla si uu ula xiriiro, kuuguna qabto ballan, isagoo adeegsanaya khadka La-talinta ee 0844 499 4134 (Isniin 13:30 - 15:30; Talaado 16:30 - 18:30; Arbaco 13:30 - 15:30; Khamiis 11:00 - 13:00).
fiiri maabka (view map)

Wakaaladaha bixiya la-talin xagga Takoorka
(Agencies Offering Advice on Discrimination)

Wakaaladaha bixiya La-talin xagga Badeecadaha iyo Adeegyada
(Agencies Offering Advice on Goods & Services)

Wakaaladaha bixiya La-talin xagga Qiimaha Shidaalka
(Agencies Offering Advice on Fuel Costs)

Diirranaan waa caafimaad

Yabooh kaalmo iyo talo ku saabsan sidii gurigaagu u noqon lahaa hoy diirran, una bixin lahayd qaansheegtooyinka (bills) shidaalka.

Wakaaladaha bixiya La-talin xagga Arrimaha Qoyska
(Agencies Offering Advice on Family Issues)

Wakaaladaha bixiya La-talin xagga Daryeelka Beesha
(Agencies Offering Advice on Community Care)

Wakaaladaha bixiya La-talin xagga Xadgudubyada Hoyga
(Agencies Offering Advice on Domestic Violence)

Wakaaladaha bixiya La-talin xagga Waxbarashada
(Agencies Offering Advice on Education)

Mashruuca Qaxootiga Soomaaliyeed ee Southwark (Southwark Somali Refugee Project)

Waxay xaruntani siisaa Beesha Soomaalida (Somali Community) la-talin ku saabsan: daryeelka cayrta, deenta, hoyga iyo arrimo kaloo guud. Ballan keliya:Talaadada, 2da gelinka dambe ilaa 4ta gelinka dambe (Bil kasta, labada Talaadoo u dambeysa, haweenka ayay gaar u yihiin). Turjumaan Af-soomaali ku hadla ayaa lagu diyaarinayaa kulammadaas. Waxaad la xiriiri kartaa telefon 020 7358 3274 si aad ballan ula samaysataan Mashruuca Qaxootiga Soomaalida ee Southwark (Somali Refugee Project) oo xaruntiisu tahay: Unit 143, Camberwell Business Centre, Lomond Grove, Falmouth Road, London SE5 7NA.
fiiri maabka (view map)

Mashruuca Qaxootiga Southwark (Southwark Refugee Project)

Mashruuca Qaxootiga ee Southwark wuxuu ku siin karaa talo guud iyo macluumaad la xiriira qaxootiga iyo megangelyada oo ay ka mid yihiin helid hoy, shaqo, daryeel cayr, waxbarasho iyo tababar. Mashruucani wuxuu awoodaa inuu kuu diyariyo turjumaan afka soomaaliga. Si aad u samaysatid ballan, tag xarunta rugta “Drop-in Centre” oo ku taal 116-Summer Road, Peckham, London, SE15 6JC (Isniinta iyo Arbacada:10ka gelinka hore ilaa 12ka gelinka dambe iyo 2da gelinka dambe ilaa 4ta gelinka dambe).
fiiri maabka (view map)

Xafiiska Bermondsey ee la-talinta "Citizens"ka (Bermondsey Citizens Advice Bureau)

La-talin guud dhanka daryeelka cayrta, istihlaagga (consumer), shaqada, hoyga, deenta, caafimaadka, waxbarashada, daryeelka beesha (community care), hijrada iyo arrimaha qoyska. Xafiiskan oo magaciisa lagu soo gaabiyo (CAB) wuxuu kuu sugi karaa inaad heshid qofka af-soomaaliga kuugu tarjuma. Si aad u qorsheysatid ballan in laguu qabto, weydiiso qof kuu turjuma markaad tagtid, ballan la'aan, xafiiska "drop-in service" oo ku yaal 8-Market Place, Southwark Park Road, London SE16 3UQ (Talaado iyo Khamiis, 10ka gelinka hore ilaa 13ka duhurnimo), ama raadso qof Ingiriiska ku hadla oo la xiriiro xafiiska isagoo adeegsanaya khadka la-talinta, telefon 0844 499 4134 (Isniin 13:30 - 15:30; Talaado 16:30 - 18:30; Arbaco 13:30 - 15:30; Khamiis 11:00 - 13:00).
fiiri maabka (view map)

Xafiiska Peckham ee La-talinta "Citizens"ka (Peckham Citizens Advice Bureau)

Wuxuu dhiibaa talooyin guud ku saabsan daryeelka cayrta, istihlaagga (consumer), shaqada, deenta, caafimaadka, waxbarashada, daryeelka beesha (Community Care), hijrada iyo arrimaha qoyska. Xafiisku wuxuu kuu sugi karaa turjumaan afka-soomaaliga. Si aad u qorsheysatid ballan, weydiiso in laguu diyaariyo turjumaan marka aad tagtid, adigoon ballan hore sii samaysan, Xafiiska la yiraaho "Drop-in Service" oo ku yaal 97- Peckham High Street, London SE15 5RS (Isniin, Arbaco iyo Jimce: 10ka gelinka hore ilaa 13ka duhurnimo), ama raadso qof Ingiriiska ku hadla si uu ula xiriiro, kuuguna qabto ballan, isagoo adeegsanaya khadka La-talinta ee 0844 499 4134 (Isniin 13:30 - 15:30; Talaado 16:30 - 18:30; Arbaco 13:30 - 15:30; Khamiis 11:00 - 13:00).
fiiri maabka (view map)

Wakaaladaha bixiya La-talin xagga Dhibaatada Shakhsiga
(Agencies Offering Advice on Personal Injury)

Qareennada Anthony Gold (Anthony Gold Solicitors)

Qareennadani waxay xafiisyo ku leeyihiin 169-Walworth Road, London SE17 1RW iyo Counting House, 53-Tooley Street, London SE1 2QN. Waxay talo kaa siin karaan arrimaha qoyska, hoyga, dayac ka dhashay hawlqabadka isbitaallada oo waxyeello kaa soo gaaray, dhibaatooyin shakhsi ah ee qofka soo gaara, shaqo helid, dardaaran iyo caddeymo. Iyadoo hadba ay ku xiran tahay duruuftaada, waxay awoodi karaan in ay kaa siiyaan gacan dhanka sharciga, maalgelin dhanka hantida guud (public funding), heshiisyo canshuureed oo shardiyeysan, ama heshiisyo canshuureed oo xaddidan. La xiriir telefon 020 7940 4000 si aad u ogaatid inay arrintaada wax ka qaban karaan iyo in kale.
Fiiri maabka Xafiiska Walworth (view map of Walworth Road office)
Fiiri maabka Xafiiska London Bridge (view map of London Bridge office)

Wakaaladaha bixiya La-talin xagga Sharciga Guud
(Agencies Offering Advice on Public Law)

Qareennada Pierce Glynn (Pierce Glynn Solicitors)

Xafiisyadoodu waxay ku yaalliin 8-Union Street, London SE1 1SZ. Dhinacyada ay kaala talin karaan: s huruucda xuquuqda caamka ah iyo kuwa xuquuqda bani-aaddannimo, guryaha, daryelka beesha (community care), badbaadada bulshadeed (Social Security). Keliya ballan hore haddii aad sii samaysatay, iyadoo hadba ay ku xiran tahay duruufta kuu gaarka ah, waxaa laga yaabaa in ay awoodaan in ay kaa siiyaan gacan dhinaca sharciga, maalgelin dhanka hantida guud (public funding), heshiisyo canshuur oo shardiyeysan, iyo heshiisyo canshuureed oo xaddidan. Si aad uga dooddo arrintaada, la xiriir 020 7407 0007.
fiiri maabka (view map)

Xaga sare ee bogga (Top of Page)

Adeegyada Baahsan ee loogu talo galay Kooxo Bulshadeed Gaar ah
(Outreach Services for Specific Community Groups)

Adeegga La-talinta soo-galootiga ee Koonfur-bari London (SE London Migrant Advice Service)

La-talin qaxootiga iyo kuwa dhawaan qaxooti ahaan u yimid, gaar ahaan kuwa afkooda koowaad uusan ahayn afka Ingiriiska.

Rugta maalinlaha ah (Day Centre) ee Southwark ee megangelyo-doonka (Southwark Refugee Advice Project)

Siin la-talin madax-bannaan oo lacag la'aan ah qaxootiga iyo megangelyo-doonka.

Southwark Reach

Xaruntan waxay kaalmo u fidisaa dadka hoy la'aanta ah ee deggan Southwark iyo kuwa aadka u nugul.